Booliiska Mareykanka oo xiray nin Soomaali ah oo loo heesto Dil ka dhacay Mankato

Ciidamada booliiska dalka Mareykanka ayaa xabsiga dhigay muwaadin asalkiisu Soomaali yahay, oo loo heesto in uu ka dambeeyay dil dhawwaan ka dhacay magaalada Mankato ee Gobolka Minnesota. Booliiska magaalada Mankato ku xiray Bashiir Maxamed, oo 30 jir ah, kaa oo loo raadiinayay toogasho ka dhacday magaalada Mankato ee Gobolka Minnesota, waxaana ninkan lagu xiray xabsiga … Continue reading Booliiska Mareykanka oo xiray nin Soomaali ah oo loo heesto Dil ka dhacay Mankato